(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiirka A/dibeda DF & danjire Kate Foster?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa la kulmay Safiirka Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Kate Foster OBE, oo booqasho sharafeed ugu timid. Safiiradda Britain ayaa ugu hambalyaysay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda xilka loo magacaabay, iyada oo u rajaysay inuu ku guulaysto howlaha loo igmaday. Waxay ku nuux-nuuxsatay … Continue reading (Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiirka A/dibeda DF & danjire Kate Foster?